Xildhibaanada Baarlamanka Puntland oo kulan deg deg ah ku leh Garoowe (Sawirro)

Xarunta Baarlamanka Puntland ayaa waxaa saaka ka socda qaban-qaabada kulan deg deg ah oo ay halkaas ku yeelanayaan Xildhibaanada Maamulka. Kulanka waxaa shir gudoominaya gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha wakiilada Puntalnd Abukaate Cabdicasiis, iyadoo la filayo in xildhibaanada la horkeeno mooshin xilka looga qaadayo gudoomiyaha baarlamanka Puntland Dhoobo-daarood kaasoo ay soo gudbiyeen illaa 44 … Continue reading Xildhibaanada Baarlamanka Puntland oo kulan deg deg ah ku leh Garoowe (Sawirro)